Kenya oo ka Walaacsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo Ciidamo kale oo ka socda dalalka …

Waxaa meel xun maraya xiisada siyaasadeed ee xiligan u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxaana arimahan sabab looga dhigayaa damaca Kenya ee ku aadan in dowlada Soomaaliya ka tanaasusho dacwada muranka Badda ee labada wadan u dhaxeeya. Wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya ayaa faalooyin badan ka qoray xiisada siyaasadeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, … Continue reading Kenya oo ka Walaacsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo Ciidamo kale oo ka socda dalalka …